Mareykanka oo la saftay Armenia eedeyn culusna u jeediyay dalka Azerbaijan

Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada dalalka Azerbaijan iyo Armenia ayaa isbuucii hore ka dhacay xadka labada dal wadaagaan, waxaana dagaalkan ku dhintay in ka badan 200-qof oo u badnaa askarta labada dal. Afhayeenka Aqalka Wakiillada ee Maraykanka Nancy Pelosi , ayaa booqasho ku tagtay dalka Armenia , waxa ayna ku eedeesay dalka Azerbaijan in … Continue reading Mareykanka oo la saftay Armenia eedeyn culusna u jeediyay dalka Azerbaijan